Warar & Dhacdooyin

Hay’ada Horumarinta Bulshada Tanmiya oo Raashin afura Gaarsiisay boqoaal qoys

IMG_2247

Hay’ada Horumarinta Bulshada Soomaaliyeed ee Tanmiyha ayaa raashiin afur ah gaarsiisay boqolaal qoys oo barakacayaal ah kuwaas oo kunool daafaha Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho waxaana Raashinkaas kudeeqaay hay’ada LIFE. Raashinka laqeybiyey ayaa ahaa mid bilsha ramadaan kufilan qoyska wuxuuna ka koobnaa 50 kg bur, 25 kg bariis, 5 Liter saliid ,  sokor iyo kartoon timir ah. waxaaana lagu qeybiyey ... Read More »

Tanmiya oo Kaalmo lacageed Gaarsiisay Baladweyne

4420e862-a6f8-4972-8559-78248a28557a

Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa in kabadan 319 qoys oo kunool xeryaha barakacayaasha duleedka Magaalada Baladweyne uqeybisay Lacag Cadaana waxaana qoys walba oo kamida dadkaas lasiiyey lacag 100 doolar ah si ay noloshooda ugu maareeyaan. waxaana Mashruucaas taakuleyta dadka fatahaaduhu saameeyeen  maalgaliyey kuna deeqay Mu’asasaad Tacliinta kashaqeeya oo fadhigoodu yahay dalka ingiriiska (Darusalam Center, Alqalam Center iyo Hay’ada geeska ... Read More »

Hashiis is afgarad oo ay kalasaxeexdeen Tanmiya iyo Albayaan

IMG_1678

Hashiis is afgarad wadashaqeyneed ayey 30 ka November 2019  waxa magaalada muqdisho kukalsixiixday Hay’ada horumarinta Bulshada eeTanmiyah iyo Golaha Islaamiga Albayaan ee Dalka South Africa. Heshiiska ayaa ka dhacay Xurunta Hay’ada Tanmiyah ee Muqdisho waxaana heshiiska u saxiixay dhanka Tanmiya Gudoomiyaheeda Cumar Axmed Sheekh Cusmaan halka dhanka albayaana uu u saxiixay Gudoomiyaha Board ka Majliska Sheekh Axmed Dheere. Heshiiska ayaa ... Read More »

Hashiis is afgarad oo ay kalasaxeexdeen Tanmiya iyo INSANI INSA

69406859_2417761931595131_8704524727479173120_n-1

Hashiis is afgarad wadashaqeyneed ayey 26 ka Augost 2019  waxa magaalada Istanbul kukalsixiixday Hay’ada horumarinta Bulshada eeTanmiyah iyo Hay’ada (INSANI INSA)  ee dalka turkiga. Heshiiska ayaa ka dhacay Hay’ada (INSANI INSA ee magaalada Istanbul waxaana heshiiska u saxiixay dhanka Tanmiya Gudoomiyaheeda Cumar Axmed Sheekh Cusmaan . Heshiiska ayaa kusoobsanaa sidii ay labada dhinac isaga kaashan lahaayeen dhinacyo badan oo laxiriiro ... Read More »

Boqolaal qoys oo barakacayaala oo raashin afura lagaarsiiyey

61615635_2262567300447929_1917046467747381248_o

Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa in kabadan 740 qoys oo kunool xeryaha barakacayaasha duleedka Caasimada Muqdisho uqeybisay Raashin ay ku afuraan bisha ramadaan waxaana raashinkaasi maalgaliyey kuna deeqay Hay’ada Salsabiil ee fadhigeedu yahay dalka France. Qoys walba oo kamida 740 kaas qoys waxa lasiiyey raashin kufilan bisha ramadaan oo dhan kaas oo ka koobay 25 kg Bur, 25 kg ... Read More »

Tanmiya oo Boqolaal qoys oo barakacayaala raashin qeybisay

33984686_1734996933204971_8200552161159938048_o

Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa in kabadan 700 qoys oo kunool xeryaha barakacayaasha duleedka Caasimada Muqdisho uqeybisay Raashin ay ku afuraan bisha ramadaan waxaana raashinkaasi maalgaliyey kuna deeqay Hay’ada LIFE ee fadhigeedu yahay dalka France. Qoys walba oo kamida 700 kaas qoys waxa lasiiyey raashin kufilan bisha ramadaan oo dhan kaas oo ka koobay 25 kg Bur, 25 kg ... Read More »

barakacayaa Moqdisho loogu qeybiyey raashin ay afur kadhigtaan

61992914_2262541580450501_1052675348715536384_o

Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa in kabadan 425 qoys oo kunool xeryaha barakacayaasha duleedka Caasimada Muqdisho uqeybisay Raashin ay ku afuraan bisha ramadaan waxaana raashinkaasi maalgaliyey kuna deeqay Hay’ada LIFE ee fadhigeedu yahay dalka France. Qoys walba oo kamida 425 taas qoys waxa lasiiyey raashin kufilan bisha ramadaan oo dhan kaas oo ka koobay 25 kg Bur, 25 kg ... Read More »

Tanmiya oo gargaar raashina kaqeybisay Magaalada Baydhabo.

dsc00067

Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa dadka ay abaaruhu saameeyeen ee magaalada Baydhabo ee gobolka Baay u qeybisay raashin gar gaara oo ay kusoo deeqeen Al-maktab al kheyri oo kasoojeeda wadanka sacuudiga. Rashaainka ayaa lagaarsiiyey qoysas gaaraya 815 qoys kuwaas oo kamida dadka ay saameeyeen abaarihii isxigxigay ee dalka ku dhuftay  waxaana kusoo deeqa walaala muxsiniin ah oo kasoojeeda dalka ... Read More »

Raashin gargaara oo ay Tanmiya kaqeybisay Magaalada Muqdisho.

18765749_1389112907793377_3325080363081257299_n

Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa dadka ay abaaruhu saameeyeen ee magaalada ee dagan duleedka Magaalada Muqdisho u qeybisay raashin qalalan oo loogutalagalay inay ku afuraan bisha Ramadaaan wuxaana maalgaliyey Mashruucaas Hay’ada LIFE ee Fadhigeedu yahay dalka Faransiiska. Rashaainka oo gaarayey ilaa 100 tan ayaa lagaarsiiyey qoysas gaaraya 118 qoys kuwaas oo kamida dadka ay saameeyeen abaarihii isxigxigay ee dalka ... Read More »