Hashiis is afgarad oo ay kalasaxeexdeen Tanmiya iyo INSANI INSA

Hashiis is afgarad wadashaqeyneed ayey 26 ka Augost 2019  waxa magaalada Istanbul kukalsixiixday Hay’ada horumarinta Bulshada eeTanmiyah iyo Hay’ada (INSANI INSA)  ee dalka turkiga.

Heshiiska ayaa ka dhacay Hay’ada (INSANI INSA ee magaalada Istanbul waxaana heshiiska u saxiixay dhanka Tanmiya Gudoomiyaheeda Cumar Axmed Sheekh Cusmaan .

Heshiiska ayaa kusoobsanaa sidii ay labada dhinac isaga kaashan lahaayeen dhinacyo badan oo laxiriiro Horumarinta iyo gargaarka bulshada islamarkaana ay isulafulinlahaayeen Mashaariicda kaladuwan ee ay wada fulin doonaan labada dhinac.

Heshiiskan aya imaanaya xili Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiyah ay maalmahaan ay aad kor ugu qaaday sameynta xiriirada korloogu qaadayo dardargalinta howlaha Horumarineed ee ay u heyso bulshada soomaaliyeed.

69368371_2417762038261787_2256403387266367488_n 69406859_2417761931595131_8704524727479173120_n 69406859_2417761931595131_8704524727479173120_n-1

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*