Tanmiya oo qoysas dan yara u qeybisay Zakaat Alfitri

Hay’ada Horumarinta Bulshada Soomaaliyeed ee Tanmiyha ayaa raashiin Zakaat Alfitri ah gaarsiisay boqolaal qoys oo dan yara kuwaas oo kunool daafaha Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho waxaana Raashinkaas kudeeqaay hay’ada LIFE.

IMG_0478 IMG_0492 IMG_0592 IMG_0595 IMG_0602 IMG_0651

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*