Hashiis is afgarad oo ay kalasaxeexdeen Tanmiya iyo Albayaan

Hashiis is afgarad wadashaqeyneed ayey 30 ka November 2019  waxa magaalada muqdisho kukalsixiixday Hay’ada horumarinta Bulshada eeTanmiyah iyo Golaha Islaamiga Albayaan ee Dalka South Africa.

Heshiiska ayaa ka dhacay Xurunta Hay’ada Tanmiyah ee Muqdisho waxaana heshiiska u saxiixay dhanka Tanmiya Gudoomiyaheeda Cumar Axmed Sheekh Cusmaan halka dhanka albayaana uu u saxiixay Gudoomiyaha Board ka Majliska Sheekh Axmed Dheere.

Heshiiska ayaa kusoobsanaa sidii ay labada dhinac isaga kaashan lahaayeen dhinacyo badan oo laxiriiro Horumarinta iyo gargaarka bulshada islamarkaana ay isulafulinlahaayeen Mashaariicda kaladuwan ee ay wada fulin doonaan labada dhinac.

Heshiiskan aya imaanaya xili Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiyah ay maalmahaan ay aad kor ugu qaaday sameynta xiriirada korloogu qaadayo dardargalinta howlaha Horumarineed ee ay u heyso bulshada soomaaliyeed.

IMG_1652 IMG_1658 IMG_1667 IMG_1671 IMG_1678 IMG_1686

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*