Gargaar

Hay’ada Horumarinta Bulshada Tanmiya oo Raashin afura Gaarsiisay boqoaal qoys

IMG_2247

Hay’ada Horumarinta Bulshada Soomaaliyeed ee Tanmiyha ayaa raashiin afur ah gaarsiisay boqolaal qoys oo barakacayaal ah kuwaas oo kunool daafaha Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho waxaana Raashinkaas kudeeqaay hay’ada LIFE. Raashinka laqeybiyey ayaa ahaa mid bilsha ramadaan kufilan qoyska wuxuuna ka koobnaa 50 kg bur, 25 kg bariis, 5 Liter saliid ,  sokor iyo kartoon timir ah. waxaaana lagu qeybiyey ... Read More »

Tanmiya oo Kaalmo lacageed Gaarsiisay Baladweyne

4420e862-a6f8-4972-8559-78248a28557a

Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa in kabadan 319 qoys oo kunool xeryaha barakacayaasha duleedka Magaalada Baladweyne uqeybisay Lacag Cadaana waxaana qoys walba oo kamida dadkaas lasiiyey lacag 100 doolar ah si ay noloshooda ugu maareeyaan. waxaana Mashruucaas taakuleyta dadka fatahaaduhu saameeyeen  maalgaliyey kuna deeqay Mu’asasaad Tacliinta kashaqeeya oo fadhigoodu yahay dalka ingiriiska (Darusalam Center, Alqalam Center iyo Hay’ada geeska ... Read More »

Tanmiya oo gargaar raashina kaqeybisay Magaalada Baydhabo.

dsc00067

Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa dadka ay abaaruhu saameeyeen ee magaalada Baydhabo ee gobolka Baay u qeybisay raashin gar gaara oo ay kusoo deeqeen Al-maktab al kheyri oo kasoojeeda wadanka sacuudiga. Rashaainka ayaa lagaarsiiyey qoysas gaaraya 815 qoys kuwaas oo kamida dadka ay saameeyeen abaarihii isxigxigay ee dalka ku dhuftay  waxaana kusoo deeqa walaala muxsiniin ah oo kasoojeeda dalka ... Read More »

Raashin gargaara oo ay Tanmiya kaqeybisay Magaalada Muqdisho.

18765749_1389112907793377_3325080363081257299_n

Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa dadka ay abaaruhu saameeyeen ee magaalada ee dagan duleedka Magaalada Muqdisho u qeybisay raashin qalalan oo loogutalagalay inay ku afuraan bisha Ramadaaan wuxaana maalgaliyey Mashruucaas Hay’ada LIFE ee Fadhigeedu yahay dalka Faransiiska. Rashaainka oo gaarayey ilaa 100 tan ayaa lagaarsiiyey qoysas gaaraya 118 qoys kuwaas oo kamida dadka ay saameeyeen abaarihii isxigxigay ee dalka ... Read More »

Tanmiya oo Bilowday Mashruuca Afurinta dadka sooman ee sanadka 1438

3

Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa Magaalada Muqdisho kabilowday fulinta Mashruuca Afurinta dadka sooman ee sanadka 1438, shalay oo ay Axad aheyd bisha ramadaana ay ku beegneed kow ayuuna si rasmiya u bilowday mashruuca oo ay maalgalineyso Hay’ada Iskaashiga Islaamka ee OIC waxaana dad gaaraya ilaa 1100 qoys lasiiyey raashin bisil oo ay ku afuraan. Dadka kunool Kaamamka barakacayaasha ayaa ... Read More »

Xarunta Marwah ee Horumarinta Haweenka oo Xaflad qalinjabin u sameysay arday.

dsc00278

Xarunta al-Marwah ee Horumarinta Haweenka oo hoostagta Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa soo qabatay Xaflad qalinjabin oo ay sameysay arday dhameysay qeybta farsamada iyo farshaxanka. Arada qalinjabisay oo gaarayey 20 dumara ayaa labaray cuntakarinta cilaansaarka, farshaxanka, harqaanka iyo duruus kale oo farsamo iyo diiniba isugu jirta. Gabdhaha qalin jabiyey ayaa soobandhigay macrad weyn oo ay kusoobandhigeen dhamaan wixii ay ... Read More »

Hay’ada Tanmiya oo raashin gargaara kaqeybisay Gobolka Nugaal.

a05d17c8-7746-4d11-8e35-6a862ab55b01

Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa dadka ay abaaruhu saameeyeen ee Gobolka Nugaal u qeybisay raashin gar gaara oo ay kusoo deeqeen hay’ada Eid Charity oo dalka Qadar. Rashaainka ayaa lagaarsiiyey qoysas gaaraya 900 qoys kuwaas oo kamida dadka ay saameeyeen abaarihii isxigxigay ee dalka ku dhuftay  waxaana kusoo deeqa walaala muxsiniin ah oo kasoojeeda dalka boqortooyada sacuudiga. Sh. Axmed ... Read More »