Xarunta Marwah ee Horumarinta Haweenka oo Xaflad qalinjabin u sameysay arday.

Xarunta al-Marwah ee Horumarinta Haweenka oo hoostagta Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa soo qabatay Xaflad qalinjabin oo ay sameysay arday dhameysay qeybta farsamada iyo farshaxanka.

Arada qalinjabisay oo gaarayey 20 dumara ayaa labaray cuntakarinta cilaansaarka, farshaxanka, harqaanka iyo duruus kale oo farsamo iyo diiniba isugu jirta.

Gabdhaha qalin jabiyey ayaa soobandhigay macrad weyn oo ay kusoobandhigeen dhamaan wixii ay barteen.

Xarunta Al-marwah ee Horumarinta Haweebka waxaan la aasaasay sanadii 1435 hijriya waxayna dumarku kubartaan waxyaabo laxiriira horumarinta qoyska iyo bulshada.

dsc00264 dsc00278 dsc00380 dsc00440 dsc00558 dsc00573 dsc00577 dsc00581 dsc00608 dsc00669 dsc00771 dsc00787

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*