Tanmiya oo Bilowday Mashruuca Afurinta dadka sooman ee sanadka 1438

Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa Magaalada Muqdisho kabilowday fulinta Mashruuca Afurinta dadka sooman ee sanadka 1438, shalay oo ay Axad aheyd bisha ramadaana ay ku beegneed kow ayuuna si rasmiya u bilowday mashruuca oo ay maalgalineyso Hay’ada Iskaashiga Islaamka ee OIC waxaana dad gaaraya ilaa 1100 qoys lasiiyey raashin bisil oo ay ku afuraan.

Dadka kunool Kaamamka barakacayaasha ayaa ah dadka kafaaideysanaya afurka waxaana maalin walba la afurin doonaa 1100 qofood.

Hay’ada Tanmiya ayaa horey ugusii diyaargarowday Mashruucan aadka u weyn waxayna siidiyaarisay jikooyinkii lagu diyaarin lahaa raashinka iyo shaqaalihii kashaqeyn lahaa fulinta mashruucan.

18817386_1489408987777459_421915192_o 18789603_1489408977777460_1565961764_o 18767289_1489409191110772_1673792715_o 18789601_1489409007777457_790679924_o 18767279_1489409194444105_1133473098_o 18765334_1489409047777453_1165788175_o 18765389_1489409134444111_451313540_o00 18767205_1489409024444122_1187784126_o 18767210_1489409167777441_179930842_o 18767279_1489408994444125_1869236633_o 4 3 2 2 2

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*