Warar & Dhacdooyin

Tanmiya oo Bilowday Mashruuca Afurinta dadka sooman ee sanadka 1438

3

Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa Magaalada Muqdisho kabilowday fulinta Mashruuca Afurinta dadka sooman ee sanadka 1438, shalay oo ay Axad aheyd bisha ramadaana ay ku beegneed kow ayuuna si rasmiya u bilowday mashruuca oo ay maalgalineyso Hay’ada Iskaashiga Islaamka ee OIC waxaana dad gaaraya ilaa 1100 qoys lasiiyey raashin bisil oo ay ku afuraan. Dadka kunool Kaamamka barakacayaasha ayaa ... Read More »

Xarunta Marwah ee Horumarinta Haweenka oo Xaflad qalinjabin u sameysay arday.

dsc00278

Xarunta al-Marwah ee Horumarinta Haweenka oo hoostagta Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa soo qabatay Xaflad qalinjabin oo ay sameysay arday dhameysay qeybta farsamada iyo farshaxanka. Arada qalinjabisay oo gaarayey 20 dumara ayaa labaray cuntakarinta cilaansaarka, farshaxanka, harqaanka iyo duruus kale oo farsamo iyo diiniba isugu jirta. Gabdhaha qalin jabiyey ayaa soobandhigay macrad weyn oo ay kusoobandhigeen dhamaan wixii ay ... Read More »

Hay’ada Tanmiya oo raashin gargaara kaqeybisay Gobolka Nugaal.

a05d17c8-7746-4d11-8e35-6a862ab55b01

Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa dadka ay abaaruhu saameeyeen ee Gobolka Nugaal u qeybisay raashin gar gaara oo ay kusoo deeqeen hay’ada Eid Charity oo dalka Qadar. Rashaainka ayaa lagaarsiiyey qoysas gaaraya 900 qoys kuwaas oo kamida dadka ay saameeyeen abaarihii isxigxigay ee dalka ku dhuftay  waxaana kusoo deeqa walaala muxsiniin ah oo kasoojeeda dalka boqortooyada sacuudiga. Sh. Axmed ... Read More »