barakacayaa Moqdisho loogu qeybiyey raashin ay afur kadhigtaan

Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa in kabadan 425 qoys oo kunool xeryaha barakacayaasha duleedka Caasimada Muqdisho uqeybisay Raashin ay ku afuraan bisha ramadaan waxaana raashinkaasi maalgaliyey kuna deeqay Hay’ada LIFE ee fadhigeedu yahay dalka France.

Qoys walba oo kamida 425 taas qoys waxa lasiiyey raashin kufilan bisha ramadaan oo dhan kaas oo ka koobay 25 kg Bur, 25 kg Bariis, 12.5 kg Sokor, caag saliida iyo gasac caanao ah nuuca 2.5 kg.

Qaar kamida mu’uuliyiinta Hay’ada Tanmiyah oo kahadlay goobta raashinka lagu qeybiyey ayaa sheegay inay mashruucan ay maalgalisay LIFE iyagoona uga mahadceliyey arinkaas.

Dadkii looqeybiyey raashinka ayaa aad ugu riyaaqay waxayna u mahadceliyeeyn dhamaan intii ka qeybqaadatay quudintooda gaar ahaan Hay’adii soomaalgalisay mashruuca ee LIFE.

61584000_2262541393783853_4861800750260420608_o 61631168_2262541593783833_7010725707680579584_o 61639242_2262541860450473_2061294743974838272_o 61641168_2262541107117215_1529074895009349632_o 61704793_2262541380450521_3905132974470856704_o 61802942_2262541083783884_2683555674608107520_o 61989220_2262541763783816_6257189741595197440_o 61992914_2262541580450501_1052675348715536384_o 62073789_2262541890450470_6937082772494221312_o

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*