Hashiis is afgarad wadashaqeyneed ayey 26 ka Augost 2019 waxa magaalada Istanbul kukalsixiixday Hay’ada horumarinta Bulshada eeTanmiyah iyo Hay’ada (INSANI INSA) ee dalka turkiga. Heshiiska ayaa ka dhacay Hay’ada (INSANI INSA ee magaalada Istanbul waxaana heshiiska u saxiixay dhanka Tanmiya Gudoomiyaheeda Cumar Axmed Sheekh Cusmaan . Heshiiska ayaa kusoobsanaa sidii ay labada dhinac isaga kaashan lahaayeen dhinacyo badan oo laxiriiro ... Read More »
Warar & Dhacdooyin
Boqolaal qoys oo barakacayaala oo raashin afura lagaarsiiyey
Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa in kabadan 740 qoys oo kunool xeryaha barakacayaasha duleedka Caasimada Muqdisho uqeybisay Raashin ay ku afuraan bisha ramadaan waxaana raashinkaasi maalgaliyey kuna deeqay Hay’ada Salsabiil ee fadhigeedu yahay dalka France. Qoys walba oo kamida 740 kaas qoys waxa lasiiyey raashin kufilan bisha ramadaan oo dhan kaas oo ka koobay 25 kg Bur, 25 kg ... Read More »
Tanmiya oo Boqolaal qoys oo barakacayaala raashin qeybisay
Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa in kabadan 700 qoys oo kunool xeryaha barakacayaasha duleedka Caasimada Muqdisho uqeybisay Raashin ay ku afuraan bisha ramadaan waxaana raashinkaasi maalgaliyey kuna deeqay Hay’ada LIFE ee fadhigeedu yahay dalka France. Qoys walba oo kamida 700 kaas qoys waxa lasiiyey raashin kufilan bisha ramadaan oo dhan kaas oo ka koobay 25 kg Bur, 25 kg ... Read More »
barakacayaa Moqdisho loogu qeybiyey raashin ay afur kadhigtaan
Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa in kabadan 425 qoys oo kunool xeryaha barakacayaasha duleedka Caasimada Muqdisho uqeybisay Raashin ay ku afuraan bisha ramadaan waxaana raashinkaasi maalgaliyey kuna deeqay Hay’ada LIFE ee fadhigeedu yahay dalka France. Qoys walba oo kamida 425 taas qoys waxa lasiiyey raashin kufilan bisha ramadaan oo dhan kaas oo ka koobay 25 kg Bur, 25 kg ... Read More »
Tanmiya oo gargaar raashina kaqeybisay Magaalada Baydhabo.
Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa dadka ay abaaruhu saameeyeen ee magaalada Baydhabo ee gobolka Baay u qeybisay raashin gar gaara oo ay kusoo deeqeen Al-maktab al kheyri oo kasoojeeda wadanka sacuudiga. Rashaainka ayaa lagaarsiiyey qoysas gaaraya 815 qoys kuwaas oo kamida dadka ay saameeyeen abaarihii isxigxigay ee dalka ku dhuftay waxaana kusoo deeqa walaala muxsiniin ah oo kasoojeeda dalka ... Read More »
Raashin gargaara oo ay Tanmiya kaqeybisay Magaalada Muqdisho.
Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa dadka ay abaaruhu saameeyeen ee magaalada ee dagan duleedka Magaalada Muqdisho u qeybisay raashin qalalan oo loogutalagalay inay ku afuraan bisha Ramadaaan wuxaana maalgaliyey Mashruucaas Hay’ada LIFE ee Fadhigeedu yahay dalka Faransiiska. Rashaainka oo gaarayey ilaa 100 tan ayaa lagaarsiiyey qoysas gaaraya 118 qoys kuwaas oo kamida dadka ay saameeyeen abaarihii isxigxigay ee dalka ... Read More »
Tanmiya oo Bilowday Mashruuca Afurinta dadka sooman ee sanadka 1438
Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa Magaalada Muqdisho kabilowday fulinta Mashruuca Afurinta dadka sooman ee sanadka 1438, shalay oo ay Axad aheyd bisha ramadaana ay ku beegneed kow ayuuna si rasmiya u bilowday mashruuca oo ay maalgalineyso Hay’ada Iskaashiga Islaamka ee OIC waxaana dad gaaraya ilaa 1100 qoys lasiiyey raashin bisil oo ay ku afuraan. Dadka kunool Kaamamka barakacayaasha ayaa ... Read More »
Xarunta Marwah ee Horumarinta Haweenka oo Xaflad qalinjabin u sameysay arday.
Xarunta al-Marwah ee Horumarinta Haweenka oo hoostagta Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa soo qabatay Xaflad qalinjabin oo ay sameysay arday dhameysay qeybta farsamada iyo farshaxanka. Arada qalinjabisay oo gaarayey 20 dumara ayaa labaray cuntakarinta cilaansaarka, farshaxanka, harqaanka iyo duruus kale oo farsamo iyo diiniba isugu jirta. Gabdhaha qalin jabiyey ayaa soobandhigay macrad weyn oo ay kusoobandhigeen dhamaan wixii ay ... Read More »
Hay’ada Tanmiya oo raashin gargaara kaqeybisay Gobolka Nugaal.
Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa dadka ay abaaruhu saameeyeen ee Gobolka Nugaal u qeybisay raashin gar gaara oo ay kusoo deeqeen hay’ada Eid Charity oo dalka Qadar. Rashaainka ayaa lagaarsiiyey qoysas gaaraya 900 qoys kuwaas oo kamida dadka ay saameeyeen abaarihii isxigxigay ee dalka ku dhuftay waxaana kusoo deeqa walaala muxsiniin ah oo kasoojeeda dalka boqortooyada sacuudiga. Sh. Axmed ... Read More »