Hay’ada Horumarinta Bulasha ee SDO ayaa u Qeybisay kumanaan kamida dadka tabaaleysay hilbaha udxiyada sanada 2024 kaas oo ay ku deeqday Hay’ada LIFE ee dalka france. Read More »
Warar & Dhacdooyin
SDO oo qeybisay hilbaha udxiyada 2024 00 ay ku deeqday Hay’ada Basaair
Hay’ada Horumarinta Bulasha ee SDO ayaa u Qeybisay boqolaal kamida qoysaska tabaaleysay hilbaha udxiyada sanada 2024 kaas oo ay ku deeqday Hay’ada Basaair ee dalka kuwaite. Read More »
SDO oo baydhabo ka qeybisay hilbaha udxiyada 2024 00 ay ku deeqday Hay’ada Aayaat Alkheyriya
Hay’ada Horumarinta Bulasha ee SDO ayaa u Qeybisay boqolaal kamida qoysaska tabaaleysay ee kunool magaalada baydhabo hilbaha udxiyada sanada 2024 kaas oo ay ku deeqday Hay’ada Aayaat ee dalka kuwaite. Read More »
hay’ada Horumarinta Bulshada oo Ceelbiyood ka hirgalisay Gobolka Hiiraan
hay’ada Horumarinta Bulshada ayaa Ceelbiyood ka hirgalisay Gobolka Hiiraan waxaan maalgaliyey Fulinta ceelbiyoodkaas Hay’ada Aayaat ee dalka kuwaite waxaana siweyn ugu diirsaday dadka iyo duunyada deegaankaas kuwaas oo aad ugu oomanaa biyahaas. Read More »
hay’ada Horumarinta Bulshada oo Masjid Cusub ka dhistay Somalia
hay’ada Horumarinta Bulshada ayaa Ceelbiyood ka hirgalisay kana dhistay somalia Masjid Cusub waxaan maalgaliyey Fulintiisa Hay’ada Aayaat ee dalka kuwaite. Read More »
Hay’ada Horumarinta Bulasha oo qeybisay sakaatulfitriga sanada 2024 oo ay ku deeqday Hay’ada LIFE
Hay’ada Horumarinta Bulasha ee SDO ayaa u Qeybisay kumanaan kamida dadka tabaaleysay sakaatulfitriga 2024 kaas oo ay ku deeqday Hay’ada IFE ee dalka france. Read More »
Tanmiya oo qoysas dan yara u qeybisay Zakaat Alfitri
Hay’ada Horumarinta Bulshada Soomaaliyeed ee Tanmiyha ayaa raashiin Zakaat Alfitri ah gaarsiisay boqolaal qoys oo dan yara kuwaas oo kunool daafaha Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho waxaana Raashinkaas kudeeqaay hay’ada LIFE. Read More »
Hay’ada Horumarinta Bulshada Tanmiya oo Raashin afura Gaarsiisay boqoaal qoys
Hay’ada Horumarinta Bulshada Soomaaliyeed ee Tanmiyha ayaa raashiin afur ah gaarsiisay boqolaal qoys oo barakacayaal ah kuwaas oo kunool daafaha Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho waxaana Raashinkaas kudeeqaay hay’ada LIFE. Raashinka laqeybiyey ayaa ahaa mid bilsha ramadaan kufilan qoyska wuxuuna ka koobnaa 50 kg bur, 25 kg bariis, 5 Liter saliid , sokor iyo kartoon timir ah. waxaaana lagu qeybiyey ... Read More »
Tanmiya oo Kaalmo lacageed Gaarsiisay Baladweyne
Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa in kabadan 319 qoys oo kunool xeryaha barakacayaasha duleedka Magaalada Baladweyne uqeybisay Lacag Cadaana waxaana qoys walba oo kamida dadkaas lasiiyey lacag 100 doolar ah si ay noloshooda ugu maareeyaan. waxaana Mashruucaas taakuleyta dadka fatahaaduhu saameeyeen maalgaliyey kuna deeqay Mu’asasaad Tacliinta kashaqeeya oo fadhigoodu yahay dalka ingiriiska (Darusalam Center, Alqalam Center iyo Hay’ada geeska ... Read More »
Hashiis is afgarad oo ay kalasaxeexdeen Tanmiya iyo Albayaan
Hashiis is afgarad wadashaqeyneed ayey 30 ka November 2019 waxa magaalada muqdisho kukalsixiixday Hay’ada horumarinta Bulshada eeTanmiyah iyo Golaha Islaamiga Albayaan ee Dalka South Africa. Heshiiska ayaa ka dhacay Xurunta Hay’ada Tanmiyah ee Muqdisho waxaana heshiiska u saxiixay dhanka Tanmiya Gudoomiyaheeda Cumar Axmed Sheekh Cusmaan halka dhanka albayaana uu u saxiixay Gudoomiyaha Board ka Majliska Sheekh Axmed Dheere. Heshiiska ayaa ... Read More »