Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa dadka ay abaaruhu saameeyeen ee magaalada Baydhabo ee gobolka Baay u qeybisay raashin gar gaara oo ay kusoo deeqeen Al-maktab al kheyri oo kasoojeeda wadanka sacuudiga. Rashaainka ayaa lagaarsiiyey qoysas gaaraya 815 qoys kuwaas oo kamida dadka ay saameeyeen abaarihii isxigxigay ee dalka ku dhuftay waxaana kusoo deeqa walaala muxsiniin ah oo kasoojeeda dalka ... Read More »
Horumarin
Raashin gargaara oo ay Tanmiya kaqeybisay Magaalada Muqdisho.
Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa dadka ay abaaruhu saameeyeen ee magaalada ee dagan duleedka Magaalada Muqdisho u qeybisay raashin qalalan oo loogutalagalay inay ku afuraan bisha Ramadaaan wuxaana maalgaliyey Mashruucaas Hay’ada LIFE ee Fadhigeedu yahay dalka Faransiiska. Rashaainka oo gaarayey ilaa 100 tan ayaa lagaarsiiyey qoysas gaaraya 118 qoys kuwaas oo kamida dadka ay saameeyeen abaarihii isxigxigay ee dalka ... Read More »
Tanmiya oo Bilowday Mashruuca Afurinta dadka sooman ee sanadka 1438
Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa Magaalada Muqdisho kabilowday fulinta Mashruuca Afurinta dadka sooman ee sanadka 1438, shalay oo ay Axad aheyd bisha ramadaana ay ku beegneed kow ayuuna si rasmiya u bilowday mashruuca oo ay maalgalineyso Hay’ada Iskaashiga Islaamka ee OIC waxaana dad gaaraya ilaa 1100 qoys lasiiyey raashin bisil oo ay ku afuraan. Dadka kunool Kaamamka barakacayaasha ayaa ... Read More »
Xarunta Marwah ee Horumarinta Haweenka oo Xaflad qalinjabin u sameysay arday.
Xarunta al-Marwah ee Horumarinta Haweenka oo hoostagta Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa soo qabatay Xaflad qalinjabin oo ay sameysay arday dhameysay qeybta farsamada iyo farshaxanka. Arada qalinjabisay oo gaarayey 20 dumara ayaa labaray cuntakarinta cilaansaarka, farshaxanka, harqaanka iyo duruus kale oo farsamo iyo diiniba isugu jirta. Gabdhaha qalin jabiyey ayaa soobandhigay macrad weyn oo ay kusoobandhigeen dhamaan wixii ay ... Read More »
Hay’ada Tanmiya oo raashin gargaara kaqeybisay Gobolka Nugaal.
Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiya ayaa dadka ay abaaruhu saameeyeen ee Gobolka Nugaal u qeybisay raashin gar gaara oo ay kusoo deeqeen hay’ada Eid Charity oo dalka Qadar. Rashaainka ayaa lagaarsiiyey qoysas gaaraya 900 qoys kuwaas oo kamida dadka ay saameeyeen abaarihii isxigxigay ee dalka ku dhuftay waxaana kusoo deeqa walaala muxsiniin ah oo kasoojeeda dalka boqortooyada sacuudiga. Sh. Axmed ... Read More »