Hashiis is afgarad wadashaqeyneed ayey 26 ka Augost 2019 waxa magaalada Istanbul kukalsixiixday Hay’ada horumarinta Bulshada eeTanmiyah iyo Hay’ada (INSANI INSA) ee dalka turkiga.
Heshiiska ayaa ka dhacay Hay’ada (INSANI INSA ee magaalada Istanbul waxaana heshiiska u saxiixay dhanka Tanmiya Gudoomiyaheeda Cumar Axmed Sheekh Cusmaan .
Heshiiska ayaa kusoobsanaa sidii ay labada dhinac isaga kaashan lahaayeen dhinacyo badan oo laxiriiro Horumarinta iyo gargaarka bulshada islamarkaana ay isulafulinlahaayeen Mashaariicda kaladuwan ee ay wada fulin doonaan labada dhinac.
Heshiiskan aya imaanaya xili Hay’ada Horumarinta Bulshada ee Tanmiyah ay maalmahaan ay aad kor ugu qaaday sameynta xiriirada korloogu qaadayo dardargalinta howlaha Horumarineed ee ay u heyso bulshada soomaaliyeed.